QURAANKA KU OOGA SALAADA 7:170 وَالَّذِينَ يُمَسِّكُونَ بِالْكِتَابِ وَأَقَامُوا الصَّلَاةَ إِنَّا لَا نُضِيعُ أَجْرَ الْمُصْلِحِينَ 3:78 وَيَقولونَ هُوَ مِن عِندِ اللَّهِ وَما هُوَ مِن عِندِ اللَّهِ Waxaa ka mid ah (dadka) Kox ku Leexisa Carraabkooda Kitaabka (Quraanka) si aad ugu malaysaan Kitaabka, kana mid ma aha Kitaabka waxayna odhan Isagu wuxuu ka ahaaday Eebe agtiisa […]

ASXAAB SIDA ALLAH QURAANKA UGU SHEEGAY DADKA BADANKOODA WAXAY RAACEEN SHAKI, SHAKINA (QURAANKA)XAQQA WAX KAMA AHAN ALLAHNA WAA OGYAHAY WAXAY RAACEEN  10:36 وَما يَتَّبِعُ أَكثَرُهُم إِلّا ظَنًّا إِنَّ الظَّنَّ لا يُغنى مِنَ الحَقِّ شَيـًٔا إِنَّ اللَّهَ عَليمٌ بِما يَفعَلونَ ALLAHNA RASUULKIISA AYUU UGA DIGAY IN UUSAN U RAACIN DADKA BADNAAN AHAAN KU NOOL DHULKA OO […]

RASUULKA CS ASAGA QORAY QURAANKA

Usuuli اتلوا     12:09am   Quraan Keliya Akhii adigaa ayaa quraan kaliya aaninsan ee Aniga quraan iyo suno is fasiraayaan ayaan aaminsanay marka xukumkaanka adiga ayuu xujo kugu yahay oo tiri quraan kaliya ayaan aaminsanahay marka ka jawaab suaasha ah keen aayad dhahaysa waxaan quraan ahayn yaan la qorin ama keen xitaa ayaad dhahaysa […]

QORAALKA QURAANKA IYO RASUULKA CS

Akhii adigaa ayaa quraan kaliya aaninsan ee Aniga quraan iyo suno is fasiraayaan ayaan aaminsanay marka xukumkaanka adiga ayuu xujo kugu yahay oo tiri quraan kaliya ayaan aaminsanahay marka ka jawaab suaasha ah keen aayad dhahaysa waxaan quraan ahayn yaan la qorin ama keen xitaa ayaad dhahaysa quraanka kaftiisa hala qoro waayo aayada waxay nabiga […]